BBC News, Somali - War
Top story - Somali
Mareykanka: Maxamed Bin Salmaan ayaa amray dilka Jamaal Khaashuqji
Waa markii ugu horraysay oo arrinta la xiriirta dilka Jamaal Khaashuqji uu Mareykanka si cad u sheego magaca amiirka dhaxalsugaha ah, kaas oo diiday inuu armay dilka.
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan
Dhageyso, Sababta xilka ugaaska Xawaadle uu si ku meel gaar ah ugu sii haynayo ugaaska Ceyr?, Muddada 4,30
Sababta xilka ugaaska Xawaadle uu si ku meel gaar ah ugu sii haynayo ugaaska Ceyr
Waa kuma Maxamed Bin Salmaan?
Marka la eego Sacuudiga dibaddiisa, dad kooban ayaa yaqaannay magaca Maxamed Bin Salman Aala Sucuud, ka hor inta uusan aabihiis boqorka noqonin sannadkii 2015-kii.
Saameynta ka dhalatay dagaalka xuduudda ee Suudaan iyo Itoobiya
Qoxootiga Itoobiya ka soo jeeda ee ku sugan magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ayaa sheegay iney noolashooda khatar soo food saartay maadaamaa adeegyadi oo dhan laga joojiyey.
Golaha ammaanka oo cunaqabateeyey hoggaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab
Golaha amaanka ee qaramada midoobe ayaa liiska dadka lagu soo rogay cunaqabateynka waxaa uu ku daray seddex hoggaamiye oo Al-Shabaab ka tirsan.
Japan: Dood ka taagan in magaca laga beddelo lammaaneyaasha guurka kaddib
Wasiirka Sinnaanta Jinsiga ee dalka Japan ayaa ka soo horjeesatay sharciga lammaanayaasha in magac gaar ah loo bixiyo guurka kaddib.
Madaxwaynaha Nigeria oo si kulul uga hadlay afduubka caruurta iskuuleyda ah
Madaxweynaha Nigeria Muxamaduu Buhari ayaa sheegay in dowladdiisa aanay u jilci doonin handadaadda uga imanaysa kooxaha dambiilayaasha ah ee bartilmaameedsanaya carruurta iskuulayda ah ee aanan waxba galabsan.
Maxay tahay hawsha guddiga ay ku heshiiyeen mucaaradka iyo dowladda Soomaaliya?
Qodobbada ay ku heshiiyeen labada dhinac waxaa ka mid ahaa in maanta oo Jimce ah la baajiyo mudaharaad lagu waday in ay mar kale qabtaan hoggaamiyeyaasha kasoo hor jeeda xukuumadda.
Maqal iyo Muuqaal
Muuqaal, Dwoaldda Soomaaliya: Imaaraadka ayaa dalka qalalaase ka abuuraya, Muddada 9,13
Dwoaldda Soomaaliya: Imaaraadka ayaa dalka qalalaase ka abuuraya
Muuqaal, Asad Xaajiyow: Waxaan ku qannacsannahay qaddarta Alle ee aan lixaadkeyga ku waayay, Muddada 2,23
Asad Xaajiyow: Waxaan ku qannacsannahay qaddarta Alle ee aan lixaadkeyga ku waayay
Muuqaal, Daawo: Bisadda aadka ay warbaahinta adduunka u hadal hayso, Muddada 3,03
Daawo: Bisadda aadka ay warbaahinta adduunka u hadal hayso
Dhageyso, Galaal oo sharaxay shir uu Fidel Castro u qabtay Itoobiya iyo Soomaaliya, Muddada 6,51
Madaxdii shuuciyiinta oo uu hogaaminayey Fidel Castro oo ahaa hogaamiyihii Cuba ayaa shir isugu geeyey Yaman madaxweynihii Soomaaliya, Moxamed Siyaad Barre iyo Hogaamiyihii Itoobiya Mengistu Haile Marian si loo qaboojiyo dagaalkii 2da dal ee jaarka ah.
Muuqaal, Gabadh 30 sano jir ah una soo joogtay marxaladihii Soomaaliya ay soo martay, Muddada 2,09
Gabadh 30 sano jir ah oo u soo joogtay marxaladihii Soomaaliya ay soo martay, haddana ah bare jaamacadeed ayaa ka sheekeysay khibraddeeda.
Muuqaal, Wasiir Dubbe siduu uga hadlay ciidamada Soomaaliya ee Eritereya lagu tababaro?, Muddada 1,18
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay in ay jiraan ciidamo Soomaaliya loogu tababaro Eritereya.
Dhageyso, Dhageyso: Ma qarda-jeex baa in warqad loo diro madaxweyne Farmaajo?, Muddada 4,43
Guddiga Arrimaha Dibadda baarlamanaka Soomaaliya wuxuu soo saaray warqad uu madaxweynaha, Ra'iisal wasaaraha iyo Guddoomiyaha baarlmaanka uga codsadeen in ay cadeyaan halka ay ku sugan yihiin dhalliyarada askarta loo qoray.
Muuqaal, Daawo: Jaamiciga geel-jiraha noqday oo ka sheekeynaya noloshiisa, Muddada 2,52
Waa Jaamici geel-jire noqday, magaciisu waa Maxamed Cusmaan, BBC-du ayuu uga waramay nacfiga uu ku qabo geela iyo ganacsiga uu ka sameeyo
Muuqaal, Daawo: Jaamacad ayaan u aaday cunta karinta, Muddada 5,02
Abshir ayaa sheegay inuu u bartay cunto karinta si "aan kor ugu qaado tayada cuntada dhaqanka Soomaalida".muuqaalkan kaga bogo aragtidaada nala wadaag
Muuqaal, Daawo: Ciyaaryahan Saqraawi oo ka hadlay sida u kooxda Galmudug ugu biiray, Muddada 5,59
Maxamed Maxamuud (Saqraawi) oo Galmudug u dhaliyay labo gool oo ka hadlaya qaabkii uu ugu soo biiray Galmudug.
Ciyaaryahan Afrikaan ah oo laga khiyaamay hal milyan oo dollar
Zamalek oo ka dhisan dalka Masar inkastoo maxkamdda cayaaraha ay amar ku bixisay laba bilood ka hor in cayaaryahanka la siiyo lacagtiisa.
Ciyaaryahan "ka baxsaday" Iran oo ka degay Israa’iil
Saciid waxaa laga soo dhaweeyay Israa'iil, balse waxaa laga cambaareeyay Iran.
Cristiano Ronaldo oo "gacalisadiisa darteed u jebiyay shuruucda coronavirus"
Weerar yahanka kooxda Juventus ayaa la sheegay inuu safar ku tegay gobollo ka tirsan Talyaaniga si uu ugu dabaal dego dhalashada gacalisadiisa.
Manchester City oo heshay fursad u horseeday kaalin muhiim ah
Kooxda ayaa guushaan uga dhigantahay tii shanaad oo xiriir ah
Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski oo taariikh cusub dhigay
Bayern Munich ayaa guushan iskaga dhaqday ceebtii bartamihii todobaadka ka soo gaartay kooxda heerka labaad ka ciyaarta ee , Holstein Kie
Dhaktar ciyaartoyda dhiig siin jiray oo xukun lagu riday
Mark Schmidt wuxuu mas'uul ka ahaa barnaamij caalami ah oo ciyaartoyda lagu siin jiray faraanti dhiigga u kordihiya.
Coronavirus: Tixraaca wararka Covid-19 ee Afrika
Coronavirus: Tixraaca wararka Covid-19 ee Afrika
Derbijiifkii noqday jaamiciga iyo macallin
Jesse Thistle, oo iskuulka isaga tegay, ayaa ka soo kabtay la qabsiga daroogada iyo derbijiifnimada si uu u hiigsado waxbarashadiisa sare.
Jikada iyo cunto karinta ragga Soomaalida!
Way yartahay in la arko rag Soomaali ah oo jikada ku jira oo cunto u karinaya qoyska, sidoo kalena caawinaya xaaska. Maxay tahay sababta?
Meel uu dhagax roob ahaan uga da'o, baddeeduna ay tahay dab
Kusoo dhawoow meeraha K2-141b, oo ah ‘dhul cajiib ah’ kuleyl dartiis dhagaxyada ayaa dhalaala oo sida roobka usoo da'a, biyaha waxay ka sameysan yihiin dab, dabeyshuna waxay ku socotaa xawaare aad u dheereeya. Sidaasoo ay tahayna waxay kula ahayd in meeraha dhulka ay xaaladdiisu adkeyd 2020-ka!
Daraasad Soomaalida ku dartay bulshooyinka caddaanka ah oo hadal heyn abuurtay
Jaamacadda California ee dalka Mareykanka oo ka mid ah xarumaha waxbarasho ee ugu waaweyn caalamka ayaa bulshada soomaalida ah ku dartay liiska jinsiyadaha caddaanka ah.
Maxaad ka taqaannaa ninka cusub ee noqday qofka ugu taajirsan Adduunka?
Milkiilaha shirkadaha Tesla iyo SpaceX ayaa ka hanti batay Jeff Bezos oo dhowr sano ahaa ninka ugu taajirsan caalamka.
Maxay tahay khatarta cusub ee uu keenay Geela Bariga Afrika?
Cilmi baareyaal ayaa Waqooyiga Kenya ka wada shaqo ay uga hor tagayaan in fayras halis ah - oo noociisu yahay Mers, oo ay qabaan geela uu mar kale usoo gudbo bani'aadanka. Laakiin howshooda waxaa adkeynaya isbaddalka Cimilada.
30 sano ka dib rididdii dowladdii kacaanka maxay Soomaaliya ka dhaxashay?
Soomaaliya waxaa manta u buuxsantay 30 sano oo laga joogo malintii Muqdisho laga qabsaday dowladdii militariga ee Maxamed Siyaad Bare uu hoggaaminayay.
Siduu ninkan labo goor taajir iyo faqiir ku noqday?
Ted Ngoy oo ah nin qaxootinimo uga yimid waddanka Cambodia wuxuu ka taajiray bur-saliid, kaddibna wuxuu hantidiisii oo dhan ku waayay khamaar uu dhigtay.
Sidee maalqabeen ku noqon kartaa? raac 10 qodob
Jeff Bezos waa ninka ugu taajirsan caalamka wuxuuna hoggaamiyaa mid ka mid ah shirkadaha ugu guusha badan caalamka, waana shirkadda Amazon.
Erdogan oo lagu dhaliilay garab istaag uu u sameeyay Soomaaliya
Turkiga ayaa Soomaaliya ka taageeray dhinacya badan oo ay kamid yihiin dhaqaalaha iyo amniga
Barnaamijka Baafinta
Halkan kala soco Barnaamijka Baafinta ee BBC Somali
Barnaamijka dadka is baadigoobaya
Dheeraad
Sawirradii ugu cajiibsanaa caleema saarka Biden
Waxaan idiin soo gudbineynaa sawirradii ugu cajiibsanaa ee dhaarintii Joe Biden iyo maalintii ugu horreysay ee loo caleema saaray inuu noqdo madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka.
Sawirradii ugu heerka sarreeyay ee Afrika ee todobaadka
Waa qaar ka mid ah sawirradii ugu wanaagsanaa ee aynu idinkaga soo xulnay qaaradda Afrika iyo goobo ka baxsanba.
Barnaamijyada Idaacadda
Xiga Dunida Iyo Maanta, 16:59, 27 Febraayo 2021
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Idaacadda Duhurnimo, 13:59, 27 Febraayo 2021
Waa Idaacad aad kaga bogan karto wararka duhurnimo iyo welibo cayaaraha.
Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 27 Febraayo 2021
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dunida Iyo Maanta, 16:59, 26 Febraayo 2021
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Xul
Kumuu ahaa Jeneraal Maxamed Nuur Galaal?
Wuxuu kamid ahaa saraakiishii ugu khibradda badneyd ee milateriga Soomaaliya
Lamaanaha arooska ahaa: ‘markii aan ka waynay dadkii soo baxay, maydkooda ayaan iska sugnay’
15 ruux oo ku geeriyootay weerarkii shalay lagu qaaday Hoteelka Afrik ee magaalada Muqdisho waxaa ka mid ahaa lamaane aroos ku jiray.
Cabdirashiid Janan oo ka hadlay tirada maxaabiistii looga qabtay dagaalkii Beled Xaawo
Wasiirka amniga ee maamulka Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabadinuur (Janan) ayaa qirtay in dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Beled Xaawo looga qabtay ciidamo ka tirsanaa askartiisa.
'Xaaskeyga waxay mataano dhashay annagoo ka dhuumaneyna ciidanka Itoobiya'
Nin aabbe ah ayaa BBC-da uga sheekeeyay musiibadii ku dhacday markii uu ka qaxayay dagaalka gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.
10 nin oo helay lacag tallaalka loogu iibin karo dhammaan dadka caalamka
Bilyaneerrada hantidooda waxay sare u kacday intii uu socday cudurka safmarka ah, halka malaayiin qofna ay sabool sii noqdeen, sida ay sheegtay Oxfam.
Guul usoo hoyatay dumarka Muslimiinta ee katirsan milateriga Koonfur Afrika
Markii hore waxay culeys kala kulmi jireen xirashada Xijaabka.
Nin 20 sano raadinayay lacag uu xaday Madaxweyne dhintay
Wicitaan telefoon oo la sameeyay habeen saq dhexe ah ayaa sababay in qareen u dhashay Switzerland uu dabagal ku sameeyo lacagtii uu xaday madaxweynihii Nigeria.
Shan qodob oo ay Soomaaliya ku diidday warbixintii IGAD
Dowladda Soomaaliya oo hore uga hor timid warbixinta guddiga xaqiiqo raadinta ee bishii December loo xil saaray soo baaridda khilaafka Soomaaliya iyo Kenya, kaddib kulankii IGAD ee Jabuuti, ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay ku faahfaahisay sababaha ay ku diiddan tahay warbixintaas.
Canada oo Soomaali ku tilmaantay inaysan ahayn madow sax ah
Bishii October ayey hadal heyn ballaaran ka dhalatay daraasad Soomaalida ku dartay bulshooyinka caddaanka ah.
Soomaaliya: 'Jabuuti waxay dhaawacday walaaltinimadeenna'
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid warbixinta Guddida Xaqiiqo-raadinta ee Jabuuti, kuwaas oo loo xilsaaray inay soo baaraan tabashada Soomaaliya ee Kenya.
Akadeemiyadda BBC-da
Akadeemiyadda BBC-da
Goob ay macluumaad ka helaan suxufiyiinta
Saxaafadda Digital-ka
Saxaafadda Digital-ka
Sida Raadiyaha wax loogu qoro
Sida Raadiyaha wax loogu qoro
Barnaamijka BBC Somali TV
Daawo telefishinka BBC Somali
La soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.